Surah An-Nisa Verse 104 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah An-Nisaوَلَا تَهِنُواْ فِي ٱبۡتِغَآءِ ٱلۡقَوۡمِۖ إِن تَكُونُواْ تَأۡلَمُونَ فَإِنَّهُمۡ يَأۡلَمُونَ كَمَا تَأۡلَمُونَۖ وَتَرۡجُونَ مِنَ ٱللَّهِ مَا لَا يَرۡجُونَۗ وَكَانَ ٱللَّهُ عَلِيمًا حَكِيمًا
Oo ha ka qalbi dabcina dabagalka qoloda (cadowga ah); haddaad idinku dareentaan xanuun, hubaal iyaguba (sidoo kale) waxay dareemaan xanuun sidaadba u dareentaan xanuun, oo waxaad ka rajaysaan Allaah wax aanay rajaynin, oo Allaah waa wax kasta Ogsoone, Xakiim ah