Surah An-Nisa Verse 108 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah An-Nisaيَسۡتَخۡفُونَ مِنَ ٱلنَّاسِ وَلَا يَسۡتَخۡفُونَ مِنَ ٱللَّهِ وَهُوَ مَعَهُمۡ إِذۡ يُبَيِّتُونَ مَا لَا يَرۡضَىٰ مِنَ ٱلۡقَوۡلِۚ وَكَانَ ٱللَّهُ بِمَا يَعۡمَلُونَ مُحِيطًا
Waxay ka qariyaan (niyooyinkooda iyo camalladooda xun) dadka, kamase qarin karaan Allaah, wuuna la socdaa markay ku caweeyaan habeenkii hadal uusan raalli ka ahayn, oo Allaah waa uu koobaa waxa ay falaan