Surah An-Nisa Verse 119 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah An-Nisaوَلَأُضِلَّنَّهُمۡ وَلَأُمَنِّيَنَّهُمۡ وَلَأٓمُرَنَّهُمۡ فَلَيُبَتِّكُنَّ ءَاذَانَ ٱلۡأَنۡعَٰمِ وَلَأٓمُرَنَّهُمۡ فَلَيُغَيِّرُنَّ خَلۡقَ ٱللَّهِۚ وَمَن يَتَّخِذِ ٱلشَّيۡطَٰنَ وَلِيّٗا مِّن دُونِ ٱللَّهِ فَقَدۡ خَسِرَ خُسۡرَانٗا مُّبِينٗا
oo hubaal waan habaabin doonaa, oo gelin doonaa hididdiillooyin been ah; oo amri doonaa (xumaanta) sidaas darteed waxay jeexjeexi doonaan dhegaha xoolaha43, oo hubaal waan amri doonaa sidaas darteed waxay doorin doonaan abuurka Ilaahay44. Oo qofkii ka dhigta shaydaan gacal halkii Allaah, wuxuu xaqiiq khasaari doonaa khasaare caddaan ah