Surah An-Nisa Verse 129 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah An-Nisaوَلَن تَسۡتَطِيعُوٓاْ أَن تَعۡدِلُواْ بَيۡنَ ٱلنِّسَآءِ وَلَوۡ حَرَصۡتُمۡۖ فَلَا تَمِيلُواْ كُلَّ ٱلۡمَيۡلِ فَتَذَرُوهَا كَٱلۡمُعَلَّقَةِۚ وَإِن تُصۡلِحُواْ وَتَتَّقُواْ فَإِنَّ ٱللَّهَ كَانَ غَفُورٗا رَّحِيمٗا
Oo ma kari doontaan inaad sameysaan caddaalad dhan (xagga jaceylka) xaasaska dhexdooda si kasta oo aad u dadaashaan ee ha ka iilannina (middood) iilasho dhan, oo aad markaas ka tagtaan sidii yoo ay tahay mid lalmata. Oo haddaad wax wanaajisaan, oo iska ilaalisaan (xumaha), hubaal Allaah waa Dambi Dhaaf, Badane, Naxariis Badan