Surah An-Nisa Verse 13 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah An-Nisaتِلۡكَ حُدُودُ ٱللَّهِۚ وَمَن يُطِعِ ٱللَّهَ وَرَسُولَهُۥ يُدۡخِلۡهُ جَنَّـٰتٖ تَجۡرِي مِن تَحۡتِهَا ٱلۡأَنۡهَٰرُ خَٰلِدِينَ فِيهَاۚ وَذَٰلِكَ ٱلۡفَوۡزُ ٱلۡعَظِيمُ
Kuwakani waa xuduudaha Ilaahay, oo qofkii adeecaa Allaah iyo Rasuulkiisa wuxuu gelin doonaa beero ay qulqulaan hoostoodu webiyo, oo ay ku dhex waarayaan; oo tan weeye liibaanta weyn