Surah An-Nisa Verse 139 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah An-Nisaٱلَّذِينَ يَتَّخِذُونَ ٱلۡكَٰفِرِينَ أَوۡلِيَآءَ مِن دُونِ ٱلۡمُؤۡمِنِينَۚ أَيَبۡتَغُونَ عِندَهُمُ ٱلۡعِزَّةَ فَإِنَّ ٱلۡعِزَّةَ لِلَّهِ جَمِيعٗا
Kuwa ka dhigta gaalada gacallo sokeeye ah50 halkii mu’miniinta, ma waxay ka doonayaan ciso (iyo sharaf) xaggooda? Haddaba hubaal, Allaah baa iska leh Ciso oo dhan