Surah An-Nisa Verse 142 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah An-Nisaإِنَّ ٱلۡمُنَٰفِقِينَ يُخَٰدِعُونَ ٱللَّهَ وَهُوَ خَٰدِعُهُمۡ وَإِذَا قَامُوٓاْ إِلَى ٱلصَّلَوٰةِ قَامُواْ كُسَالَىٰ يُرَآءُونَ ٱلنَّاسَ وَلَا يَذۡكُرُونَ ٱللَّهَ إِلَّا قَلِيلٗا
Hubaal, Munaafiqiintu51 waxay (u heystaan inay) dagaan Allaah, Isaga baase daga. Oo markay u kacaan salaadda, waxay kacaan iyagoo wahsi ku jiro, waxay istusaan oo keliya dadka, oo ma xusaan Allaah wax yar ma’ahee