Surah An-Nisa Verse 144 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah An-Nisaيَـٰٓأَيُّهَا ٱلَّذِينَ ءَامَنُواْ لَا تَتَّخِذُواْ ٱلۡكَٰفِرِينَ أَوۡلِيَآءَ مِن دُونِ ٱلۡمُؤۡمِنِينَۚ أَتُرِيدُونَ أَن تَجۡعَلُواْ لِلَّهِ عَلَيۡكُمۡ سُلۡطَٰنٗا مُّبِينًا
Mu’miniintoy! Ha ka yeelannina gaalada xulufo halkii mu’miniinta. Waa la yaabe! Ma waxaad dooneysaan inaad iskaga yeeshaan Allaah xujo cad