Surah An-Nisa Verse 150 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah An-Nisaإِنَّ ٱلَّذِينَ يَكۡفُرُونَ بِٱللَّهِ وَرُسُلِهِۦ وَيُرِيدُونَ أَن يُفَرِّقُواْ بَيۡنَ ٱللَّهِ وَرُسُلِهِۦ وَيَقُولُونَ نُؤۡمِنُ بِبَعۡضٖ وَنَكۡفُرُ بِبَعۡضٖ وَيُرِيدُونَ أَن يَتَّخِذُواْ بَيۡنَ ذَٰلِكَ سَبِيلًا
Hubaal, kuwa rumeysan diida Allaah iyo Rusushiisa (iyo kuwa) raba inay kala geeyaan Allaah iyo Rusushiisa oo yidhaahda, Waxaan rumaysannahay qaarkood, oo rumeysan diidnaa qaar kale, oo raba inay qaadaan jid u dhexeeya (tan iyo) taasi