Surah An-Nisa Verse 152 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah An-Nisaوَٱلَّذِينَ ءَامَنُواْ بِٱللَّهِ وَرُسُلِهِۦ وَلَمۡ يُفَرِّقُواْ بَيۡنَ أَحَدٖ مِّنۡهُمۡ أُوْلَـٰٓئِكَ سَوۡفَ يُؤۡتِيهِمۡ أُجُورَهُمۡۚ وَكَانَ ٱللَّهُ غَفُورٗا رَّحِيمٗا
Kuwase rumeysan Allaah iyo Rusushiisa oo aan ka dhex saarin midkoodna ka mid ah, kuwaas buu Allaah siin doonaa ajarradooda, oo Allaah waa Dambi Dhaaf Badane, Naxariis Badan