Surah An-Nisa Verse 155 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah An-Nisaفَبِمَا نَقۡضِهِم مِّيثَٰقَهُمۡ وَكُفۡرِهِم بِـَٔايَٰتِ ٱللَّهِ وَقَتۡلِهِمُ ٱلۡأَنۢبِيَآءَ بِغَيۡرِ حَقّٖ وَقَوۡلِهِمۡ قُلُوبُنَا غُلۡفُۢۚ بَلۡ طَبَعَ ٱللَّهُ عَلَيۡهَا بِكُفۡرِهِمۡ فَلَا يُؤۡمِنُونَ إِلَّا قَلِيلٗا
Sidaas awgeed, axdigooda ay ka baxeen darteed, iyo rumeyn la’aantooda Aayadaha Ilaahay iyo ku diliddooda Anbiyada gar darro, iyo qawlkooda ah: Quluubtayada way qufulan yihiin. mayee, Allaah baa yeelay shaabbad dushooda daahda gaalnimadooda darteed marka ma rumeysan doonaan in yar ma’ahee