Surah An-Nisa Verse 163 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah An-Nisa۞إِنَّآ أَوۡحَيۡنَآ إِلَيۡكَ كَمَآ أَوۡحَيۡنَآ إِلَىٰ نُوحٖ وَٱلنَّبِيِّـۧنَ مِنۢ بَعۡدِهِۦۚ وَأَوۡحَيۡنَآ إِلَىٰٓ إِبۡرَٰهِيمَ وَإِسۡمَٰعِيلَ وَإِسۡحَٰقَ وَيَعۡقُوبَ وَٱلۡأَسۡبَاطِ وَعِيسَىٰ وَأَيُّوبَ وَيُونُسَ وَهَٰرُونَ وَسُلَيۡمَٰنَۚ وَءَاتَيۡنَا دَاوُۥدَ زَبُورٗا
Hubaal Waxaanu kuugu waxyoonnay sidii aan ugu waxyoonnayba Nuux iyo Nabiyadii ka dambeeyay; oo Waxaanu (sidoo kale) u waxyoonnay Ibraahiim iyo Ismaaciil iyo Isxaaq iyo Yacquub iyo Al-Asbaad (Nabiyadii ahaa firka Yacquub) iyo Ciise iyo Ayyuub iyo Yuunus iyo Haaruun iyo Sulaymaan, oo Daawuud Waxaanu siinnay Zabuur