Surah An-Nisa Verse 166 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah An-Nisaلَّـٰكِنِ ٱللَّهُ يَشۡهَدُ بِمَآ أَنزَلَ إِلَيۡكَۖ أَنزَلَهُۥ بِعِلۡمِهِۦۖ وَٱلۡمَلَـٰٓئِكَةُ يَشۡهَدُونَۚ وَكَفَىٰ بِٱللَّهِ شَهِيدًا
Laakiinse Allaah wuxuu markhaati ka yahay waxa uu kuu soo waxyooday wuxuu ku soo waxyooday Cilmigiisa, malaa’igtuna57 waa ka markhaati kacaan (sidoo kale). Oo Allaah ku Filan Markhaati uu ahaado