Surah An-Nisa Verse 35 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah An-Nisaوَإِنۡ خِفۡتُمۡ شِقَاقَ بَيۡنِهِمَا فَٱبۡعَثُواْ حَكَمٗا مِّنۡ أَهۡلِهِۦ وَحَكَمٗا مِّنۡ أَهۡلِهَآ إِن يُرِيدَآ إِصۡلَٰحٗا يُوَفِّقِ ٱللَّهُ بَيۡنَهُمَآۗ إِنَّ ٱللَّهَ كَانَ عَلِيمًا خَبِيرٗا
Oo haddaad ka baqdaan kala go’ dhex mara labadooda (ninka iyo naagtiisa), markaa xil saara garsoore ka tirsan ehelkiisa, iyo garsoore ka tirsan ehelkeeda, hadday labaduba rabaan heshiis, Allaah wuu is waafajin doonaa. Oo Allaah waa wax kasta Ogsoone, Xog Ogaal ah