Surah An-Nisa Verse 5 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah An-Nisaوَلَا تُؤۡتُواْ ٱلسُّفَهَآءَ أَمۡوَٰلَكُمُ ٱلَّتِي جَعَلَ ٱللَّهُ لَكُمۡ قِيَٰمٗا وَٱرۡزُقُوهُمۡ فِيهَا وَٱكۡسُوهُمۡ وَقُولُواْ لَهُمۡ قَوۡلٗا مَّعۡرُوفٗا
Oo ha siinnina maalkiinna uu Allaah idiinka dhigay wax aad ku dhaqan tihiin makasta5, kase quudiya (faa’idooyinka ka soo baxa) oo uga arrad tira, oo kula hadla hadal wanaagsan oo daacad ah