Surah An-Nisa Verse 54 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah An-Nisaأَمۡ يَحۡسُدُونَ ٱلنَّاسَ عَلَىٰ مَآ ءَاتَىٰهُمُ ٱللَّهُ مِن فَضۡلِهِۦۖ فَقَدۡ ءَاتَيۡنَآ ءَالَ إِبۡرَٰهِيمَ ٱلۡكِتَٰبَ وَٱلۡحِكۡمَةَ وَءَاتَيۡنَٰهُم مُّلۡكًا عَظِيمٗا
Mise waxay ku xasdaan dadka waxa uu Allaah siiyey oo ka mid ah Deeqdiisa? Waxaanse xaqiiq siinnay reer Ibraahiim Kitaabka iyo Xikmadda, oo waxaanu siinnay boqortooyo aad u weyn (waagii xukunkii Daawuud iyo Sulaymaan)