Surah An-Nisa Verse 69 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah An-Nisaوَمَن يُطِعِ ٱللَّهَ وَٱلرَّسُولَ فَأُوْلَـٰٓئِكَ مَعَ ٱلَّذِينَ أَنۡعَمَ ٱللَّهُ عَلَيۡهِم مِّنَ ٱلنَّبِيِّـۧنَ وَٱلصِّدِّيقِينَ وَٱلشُّهَدَآءِ وَٱلصَّـٰلِحِينَۚ وَحَسُنَ أُوْلَـٰٓئِكَ رَفِيقٗا
Oo qofkii adeeca Allaah iyo Rasuulka (Nabi Muxammad), kuwan waxay ahaan doonaan la jirka kuwa uu u nicmeeyey Allaah, ee leh Nabiyada iyo run badnayaasha iyo shuhadada iyo wanaagsanayaalka, oo waa wanaag kuwaas oo lala noqdo rafiiq