Surah An-Nisa Verse 7 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah An-Nisaلِّلرِّجَالِ نَصِيبٞ مِّمَّا تَرَكَ ٱلۡوَٰلِدَانِ وَٱلۡأَقۡرَبُونَ وَلِلنِّسَآءِ نَصِيبٞ مِّمَّا تَرَكَ ٱلۡوَٰلِدَانِ وَٱلۡأَقۡرَبُونَ مِمَّا قَلَّ مِنۡهُ أَوۡ كَثُرَۚ نَصِيبٗا مَّفۡرُوضٗا
Ragga waxay qayb ku leeyihiin waxa ay waalidiintu iyo qaraabadu ka tagaan. Oo haweenka waxay qayb ku leeyihiin waxa ay waalidiintu iyo qaraabadu ka tagaan. ha yaraado ama ha badnaado; qayb cad