Surah An-Nisa Verse 76 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah An-Nisaٱلَّذِينَ ءَامَنُواْ يُقَٰتِلُونَ فِي سَبِيلِ ٱللَّهِۖ وَٱلَّذِينَ كَفَرُواْ يُقَٰتِلُونَ فِي سَبِيلِ ٱلطَّـٰغُوتِ فَقَٰتِلُوٓاْ أَوۡلِيَآءَ ٱلشَّيۡطَٰنِۖ إِنَّ كَيۡدَ ٱلشَّيۡطَٰنِ كَانَ ضَعِيفًا
Kuwa (Xaqa) rumeysan waxay u dagaallamaan Jidka Ilaahay, kuwase ah xaq diidka waxay u dagaallamaan jidka Shaydaanka. ee la dagaallama xulufada shaydaanka; hubaal, dabinka shaydaanku waa daciif