Surah An-Nisa Verse 79 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah An-Nisaمَّآ أَصَابَكَ مِنۡ حَسَنَةٖ فَمِنَ ٱللَّهِۖ وَمَآ أَصَابَكَ مِن سَيِّئَةٖ فَمِن نَّفۡسِكَۚ وَأَرۡسَلۡنَٰكَ لِلنَّاسِ رَسُولٗاۚ وَكَفَىٰ بِٱللَّهِ شَهِيدٗا
Wax kastoo ku haleela oo wanaag ah (Aadmigow) waa xagga Ilaahay, waxase kugu dhaca oo ayaan darro ah waa xagga naftaada. Oo waxaanu kuu soo dirnay (Nabiyow) dadka Rasuul aad u ahaato, oo Allaah baa ku filan Markhaati uu ahaado