Surah An-Nisa Verse 81 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah An-Nisaوَيَقُولُونَ طَاعَةٞ فَإِذَا بَرَزُواْ مِنۡ عِندِكَ بَيَّتَ طَآئِفَةٞ مِّنۡهُمۡ غَيۡرَ ٱلَّذِي تَقُولُۖ وَٱللَّهُ يَكۡتُبُ مَا يُبَيِّتُونَۖ فَأَعۡرِضۡ عَنۡهُمۡ وَتَوَكَّلۡ عَلَى ٱللَّهِۚ وَكَفَىٰ بِٱللَّهِ وَكِيلًا
Oo waxay yidhaahdaan: waan Oggolnahay. Markase ay ka tagaan agtaada, koox ka mid ah waxay goostaan habeenkii wax aan aheyn oo ka duwan waxa aad tidhaahdo. Oo Allaah wuu qoraa waxa ay goostaan habeenkii. Ee ka jeeso, oo isku hallee Allaah. oo Allaah ku filan ilaaliye uu ahaado