Surah An-Nisa Verse 9 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah An-Nisaوَلۡيَخۡشَ ٱلَّذِينَ لَوۡ تَرَكُواْ مِنۡ خَلۡفِهِمۡ ذُرِّيَّةٗ ضِعَٰفًا خَافُواْ عَلَيۡهِمۡ فَلۡيَتَّقُواْ ٱللَّهَ وَلۡيَقُولُواْ قَوۡلٗا سَدِيدًا
Oo ha u baqaan (sida ay tooda ugu baqi lahaayeen) kuwaa (wakiillada agoomaha) hadday ka tagi lahaayeen ubad taag yar oo ay u baqaan. Ee ha dhowraan (xilka uu saaray) Allaah oo ha ku hadlaan hadal toosan oo abbaar ah