Surah Ghafir Verse 15 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Ghafirرَفِيعُ ٱلدَّرَجَٰتِ ذُو ٱلۡعَرۡشِ يُلۡقِي ٱلرُّوحَ مِنۡ أَمۡرِهِۦ عَلَىٰ مَن يَشَآءُ مِنۡ عِبَادِهِۦ لِيُنذِرَ يَوۡمَ ٱلتَّلَاقِ
Kan iska leh Darajada ugu Sarreysa ee kaamil ahaanta, Rabbiga Carshiga (Weyn). Wuxuu ku soo dejiyaa waxyiga Amarkiisa ah kan uu doono oo ka mid ah Addoomahiisa si uu ugaga digo (dadka) Maalinta isla kulanka