Surah Ghafir Verse 18 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Ghafirوَأَنذِرۡهُمۡ يَوۡمَ ٱلۡأٓزِفَةِ إِذِ ٱلۡقُلُوبُ لَدَى ٱلۡحَنَاجِرِ كَٰظِمِينَۚ مَا لِلظَّـٰلِمِينَ مِنۡ حَمِيمٖ وَلَا شَفِيعٖ يُطَاعُ
Oo uga dig Maalinta aad u soo dhowaata, marka ay quluubtu iman dhuu- maha (cabsi darteed) iyagoo walbahaar- san. Ma lahaan doonaan gar ma qaatayaa- sha saaxiib iyo shafeece midna ee la maqlayo