Surah Ghafir Verse 22 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Ghafirذَٰلِكَ بِأَنَّهُمۡ كَانَت تَّأۡتِيهِمۡ رُسُلُهُم بِٱلۡبَيِّنَٰتِ فَكَفَرُواْ فَأَخَذَهُمُ ٱللَّهُۚ إِنَّهُۥ قَوِيّٞ شَدِيدُ ٱلۡعِقَابِ
(Arrin)kaasi waxaa ugu wacnaa waxay ula yimaadeen Rusushoodii xujooyin cad, wayse diideen iyaga. Sidaas darteed Allaah baa qabtay. Hubaal waa Xoog Badane, Ciqaabtiisu daran tahay