Surah Ghafir Verse 29 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Ghafirيَٰقَوۡمِ لَكُمُ ٱلۡمُلۡكُ ٱلۡيَوۡمَ ظَٰهِرِينَ فِي ٱلۡأَرۡضِ فَمَن يَنصُرُنَا مِنۢ بَأۡسِ ٱللَّهِ إِن جَآءَنَاۚ قَالَ فِرۡعَوۡنُ مَآ أُرِيكُمۡ إِلَّا مَآ أَرَىٰ وَمَآ أَهۡدِيكُمۡ إِلَّا سَبِيلَ ٱلرَّشَادِ
Tolkayow! Idinka baa leh xukunka maalintan, idinkoo madax ku ah arlada. Yaase nooga gargaari Ciqaabta Ilaahay haddii ay noo timaaddo. Fircoon wuxuu yidhi: Idin tusi maayo waxaan aheyn waxa aan anigu arko, oo idin ma qaadsiiyo waxaan aheyn jidka hanuunka