Surah Ghafir Verse 37 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Ghafirأَسۡبَٰبَ ٱلسَّمَٰوَٰتِ فَأَطَّلِعَ إِلَىٰٓ إِلَٰهِ مُوسَىٰ وَإِنِّي لَأَظُنُّهُۥ كَٰذِبٗاۚ وَكَذَٰلِكَ زُيِّنَ لِفِرۡعَوۡنَ سُوٓءُ عَمَلِهِۦ وَصُدَّ عَنِ ٱلسَّبِيلِۚ وَمَا كَيۡدُ فِرۡعَوۡنَ إِلَّا فِي تَبَابٖ
Asbaabta loo maro cirarka, si aan u soo dhugto ilaaha Muuse; oo waxaan anigu hubaal qabaa inuu isagu yahay beenaale. Oo sidaas baa xumaanta camalkiisa loogu qurxiyey Fircoon, oo looga duway Jidka (Toosan), oo ma ahayn halgankii Fircoon waxaan ahayn (wax ku dhammaada) hoog iyo baabba’a isaga ku dhacday