Surah Ghafir Verse 61 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Ghafirٱللَّهُ ٱلَّذِي جَعَلَ لَكُمُ ٱلَّيۡلَ لِتَسۡكُنُواْ فِيهِ وَٱلنَّهَارَ مُبۡصِرًاۚ إِنَّ ٱللَّهَ لَذُو فَضۡلٍ عَلَى ٱلنَّاسِ وَلَٰكِنَّ أَكۡثَرَ ٱلنَّاسِ لَا يَشۡكُرُونَ
Allaah waa Kan idiin yeelay habeenka inaad ku xasishaan, oo maalinta idiinka yeelay iftiin si aad wax u aragtaan. hubaal Allaah xaqiiq waa u Roon yahay dadka, laakiinse dadku badankoodu ma mahad naqaan