Surah Ghafir Verse 64 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Ghafirٱللَّهُ ٱلَّذِي جَعَلَ لَكُمُ ٱلۡأَرۡضَ قَرَارٗا وَٱلسَّمَآءَ بِنَآءٗ وَصَوَّرَكُمۡ فَأَحۡسَنَ صُوَرَكُمۡ وَرَزَقَكُم مِّنَ ٱلطَّيِّبَٰتِۚ ذَٰلِكُمُ ٱللَّهُ رَبُّكُمۡۖ فَتَبَارَكَ ٱللَّهُ رَبُّ ٱلۡعَٰلَمِينَ
Allaah, waa kan idiinka dhigay arlada meel degganaansho, cirkana saqaf oo idin suureeyey markaas wanaajiyey suuradahiinna, oo idinku arsaaqay waxyaalo wanaagsan. Kaasi waa Allaah Rabbigiin, ee waxaa khayr badnaaday iyo barako Allaah Rabbiga uunanka