Surah Ghafir Verse 66 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Ghafir۞قُلۡ إِنِّي نُهِيتُ أَنۡ أَعۡبُدَ ٱلَّذِينَ تَدۡعُونَ مِن دُونِ ٱللَّهِ لَمَّا جَآءَنِيَ ٱلۡبَيِّنَٰتُ مِن رَّبِّي وَأُمِرۡتُ أَنۡ أُسۡلِمَ لِرَبِّ ٱلۡعَٰلَمِينَ
Dheh: aniga waa la iga reebay inaan caabudo kuwa aad u dhawaaqataan Allaah sokadi, marka ay xujooyin cad iiga yimaadeen xagga Rabbigay, oo waxaa aniga la i amray inaan isu dhiibo Rabbiga uunanka