Surah Ghafir Verse 77 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Ghafirفَٱصۡبِرۡ إِنَّ وَعۡدَ ٱللَّهِ حَقّٞۚ فَإِمَّا نُرِيَنَّكَ بَعۡضَ ٱلَّذِي نَعِدُهُمۡ أَوۡ نَتَوَفَّيَنَّكَ فَإِلَيۡنَا يُرۡجَعُونَ
Ee samir yeelo, hubaal Ballan qaadka Ilaahay waa Xaq, oo haddii aan ku tusno qaar ka mid ah waxa aan ugu gooddinno, ama aan ku oofsannaba (intaas ka hor), waa Xaggayaga halka loo soo celin doono