Surah Ghafir Verse 8 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Ghafirرَبَّنَا وَأَدۡخِلۡهُمۡ جَنَّـٰتِ عَدۡنٍ ٱلَّتِي وَعَدتَّهُمۡ وَمَن صَلَحَ مِنۡ ءَابَآئِهِمۡ وَأَزۡوَٰجِهِمۡ وَذُرِّيَّـٰتِهِمۡۚ إِنَّكَ أَنتَ ٱلۡعَزِيزُ ٱلۡحَكِيمُ
Rabbigayow! Oo gali Beeraha negaya ee aad u ballan qaadday iyaga, iyo kuwa wa- naagsan oo ka mid ah aabbayaashood iyo xaasaskooda iyo ubadkooda. Hubaal wa- xaad Adigu tahay Adkaadaha, Xakiimka ah