Surah Ghafir Verse 85 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Ghafirفَلَمۡ يَكُ يَنفَعُهُمۡ إِيمَٰنُهُمۡ لَمَّا رَأَوۡاْ بَأۡسَنَاۖ سُنَّتَ ٱللَّهِ ٱلَّتِي قَدۡ خَلَتۡ فِي عِبَادِهِۦۖ وَخَسِرَ هُنَالِكَ ٱلۡكَٰفِرُونَ
Rumayntooduse ma ahayn mid anfacaysa iyaga marka ay arkeen Cadaabtayada, (tani waa) xeerka Ilaahay oo horay ugu meel maray addoomahiisa. Oo halkaas gaalada waa ku hoogaan