Surah Al-Hujraat Verse 17 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Hujraatيَمُنُّونَ عَلَيۡكَ أَنۡ أَسۡلَمُواْۖ قُل لَّا تَمُنُّواْ عَلَيَّ إِسۡلَٰمَكُمۖ بَلِ ٱللَّهُ يَمُنُّ عَلَيۡكُمۡ أَنۡ هَدَىٰكُمۡ لِلۡإِيمَٰنِ إِن كُنتُمۡ صَٰدِقِينَ
Waxay moodaan inay kugu leeyihiin abaal ay tahay inaad u guddo qaadashadooda islaamka darteed. Dheh: ha iigu abaal sheegannina islaamiddiinna. Bal Allaah baa idiinku abaal sheeganaya idinku hanuunintiinna Iimaanka darteed, haddii aad run sheegeysaan