Surah Al-Hujraat Verse 3 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Hujraatإِنَّ ٱلَّذِينَ يَغُضُّونَ أَصۡوَٰتَهُمۡ عِندَ رَسُولِ ٱللَّهِ أُوْلَـٰٓئِكَ ٱلَّذِينَ ٱمۡتَحَنَ ٱللَّهُ قُلُوبَهُمۡ لِلتَّقۡوَىٰۚ لَهُم مَّغۡفِرَةٞ وَأَجۡرٌ عَظِيمٌ
Hubaal, kuwa hoos u dhiga cododkooda marka ay hor joogaan Rasuulka Ilaahay, waa kuwaas kuwa uu Quluubtooda Allaah imtixaanay dhowrsashadooda darteed, waxay leeyihiin Dambi Dhaaf iyo abaalgud aad u Weyn