Surah Al-Hujraat Verse 7 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Hujraatوَٱعۡلَمُوٓاْ أَنَّ فِيكُمۡ رَسُولَ ٱللَّهِۚ لَوۡ يُطِيعُكُمۡ فِي كَثِيرٖ مِّنَ ٱلۡأَمۡرِ لَعَنِتُّمۡ وَلَٰكِنَّ ٱللَّهَ حَبَّبَ إِلَيۡكُمُ ٱلۡإِيمَٰنَ وَزَيَّنَهُۥ فِي قُلُوبِكُمۡ وَكَرَّهَ إِلَيۡكُمُ ٱلۡكُفۡرَ وَٱلۡفُسُوقَ وَٱلۡعِصۡيَانَۚ أُوْلَـٰٓئِكَ هُمُ ٱلرَّـٰشِدُونَ
Oo ogaada inuu idinku dhex jiro Rasuullka Ilaahay, haddii uu idinka yeeli lahaa in badan oo Arrinka ka mid ah, hubaal waa dhibtoon laheydeen, laakiinse Allaah baa idin jeclaysiiyey Iimaanka oo ku qurxiyey quluubtiinna, oo ka yeelay wax aad neceb tihiin gaalnimo, faasiqnimo iyo caasinnimo. Oo kuwan weeye kuwa iyagu hanuunsan