Surah Al-Maeda Verse 115 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Maedaقَالَ ٱللَّهُ إِنِّي مُنَزِّلُهَا عَلَيۡكُمۡۖ فَمَن يَكۡفُرۡ بَعۡدُ مِنكُمۡ فَإِنِّيٓ أُعَذِّبُهُۥ عَذَابٗا لَّآ أُعَذِّبُهُۥٓ أَحَدٗا مِّنَ ٱلۡعَٰلَمِينَ
Allaah wuxuu yidhi: Hubaal Waan idinku soo dejin, ee qofkii idinka mid ah ee gaalooba taasi kaddib, waxaan cadaabi doonaa cadaab aan cadaabi doonin iyadoo kale axad ka mid ah ummadaha