Surah Al-Anaam Verse 110 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Anaamوَنُقَلِّبُ أَفۡـِٔدَتَهُمۡ وَأَبۡصَٰرَهُمۡ كَمَا لَمۡ يُؤۡمِنُواْ بِهِۦٓ أَوَّلَ مَرَّةٖ وَنَذَرُهُمۡ فِي طُغۡيَٰنِهِمۡ يَعۡمَهُونَ
Oo waxaanu rogi doonnaa quluubtooda iyo aragyadooda, sida ay iyaguba aanay u rumeyn kolkii hore, oo waxaanu ugu tegi doonnaa xad gudub- kooda, ay ku jaha wareersanaan indha la’aan