Surah Al-Anaam Verse 121 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Anaamوَلَا تَأۡكُلُواْ مِمَّا لَمۡ يُذۡكَرِ ٱسۡمُ ٱللَّهِ عَلَيۡهِ وَإِنَّهُۥ لَفِسۡقٞۗ وَإِنَّ ٱلشَّيَٰطِينَ لَيُوحُونَ إِلَىٰٓ أَوۡلِيَآئِهِمۡ لِيُجَٰدِلُوكُمۡۖ وَإِنۡ أَطَعۡتُمُوهُمۡ إِنَّكُمۡ لَمُشۡرِكُونَ
Oo ha cunina waxaa (hilibka) aan lagu xusin Magaca Ilaahay (markii la gowraca- yey neefka), oo taasi hubaal waa caasiyoobid. Oo hubaal shaydaammadu waxay xaqiiq u soo jeediyaan saaxiibbadood inay idin la doodaan7, oo haddaad adeecdaan, markaa hubaal waxaad xaqiiq idinkuna tihiin mushrikiin