Surah Al-Anaam Verse 124 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Anaamوَإِذَا جَآءَتۡهُمۡ ءَايَةٞ قَالُواْ لَن نُّؤۡمِنَ حَتَّىٰ نُؤۡتَىٰ مِثۡلَ مَآ أُوتِيَ رُسُلُ ٱللَّهِۘ ٱللَّهُ أَعۡلَمُ حَيۡثُ يَجۡعَلُ رِسَالَتَهُۥۗ سَيُصِيبُ ٱلَّذِينَ أَجۡرَمُواْ صَغَارٌ عِندَ ٱللَّهِ وَعَذَابٞ شَدِيدُۢ بِمَا كَانُواْ يَمۡكُرُونَ
Oo markay calaamo u timaaddo, waxay yidhaahdaan: Ma rumeysan doonno jeer nala siiyo wax la mid ah waxa la siiyey Rususha Ilaahay. Allaah baa dhab u ogsoon meesha uu dhigayo Dhambaal-kiisa. Waxaa ku dhici doona dambiilayaa- sha dulli xag Ilaahay ah iyo cadaab daran waxay qorshe xun maleegi jireen awgeed