Surah Al-Anaam Verse 139 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Anaamوَقَالُواْ مَا فِي بُطُونِ هَٰذِهِ ٱلۡأَنۡعَٰمِ خَالِصَةٞ لِّذُكُورِنَا وَمُحَرَّمٌ عَلَىٰٓ أَزۡوَٰجِنَاۖ وَإِن يَكُن مَّيۡتَةٗ فَهُمۡ فِيهِ شُرَكَآءُۚ سَيَجۡزِيهِمۡ وَصۡفَهُمۡۚ إِنَّهُۥ حَكِيمٌ عَلِيمٞ
Oo waxay yiraahdaan: Waxa ku jira uurarka xoolahan (caano ama ilmo) waxaa gaar u leh labkayaga keliya, oo waa ka xaaraan xaasaskayaga, oo hadduu baqti yahay, markaa way wadaagaan dhammaantood. Wuxuu ka goyn doonaa waxay been u nisbeeyeen (Allaah). Xaqiiq, Waa Xakiim, wax kasta Ogsoon