Surah Al-Anaam Verse 153 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Anaamوَأَنَّ هَٰذَا صِرَٰطِي مُسۡتَقِيمٗا فَٱتَّبِعُوهُۖ وَلَا تَتَّبِعُواْ ٱلسُّبُلَ فَتَفَرَّقَ بِكُمۡ عَن سَبِيلِهِۦۚ ذَٰلِكُمۡ وَصَّىٰكُم بِهِۦ لَعَلَّكُمۡ تَتَّقُونَ
Oo (ogow) in kani yahay Jidkayga midka toosan ee raaca, oo ha raacina jidadka kale, oo idinka duwi Jidkiisa. (arrin)kani buu idinku faral yeelay si aad uga dhowrsataan (xumaha)