Surah Al-Anaam Verse 165 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Anaamوَهُوَ ٱلَّذِي جَعَلَكُمۡ خَلَـٰٓئِفَ ٱلۡأَرۡضِ وَرَفَعَ بَعۡضَكُمۡ فَوۡقَ بَعۡضٖ دَرَجَٰتٖ لِّيَبۡلُوَكُمۡ فِي مَآ ءَاتَىٰكُمۡۗ إِنَّ رَبَّكَ سَرِيعُ ٱلۡعِقَابِ وَإِنَّهُۥ لَغَفُورٞ رَّحِيمُۢ
Oo Isaga weeye Kan idinka yeelay kuwo u hara oo isu xigsada dhulka oo ka taliya, oo ka sare mariyey qaarkiinba qaar derejooyin, si uu idiinku imtixaamo waxa uu idin siiyey. Hubaal Rabbigaa waa ku Dhaqso badan yahay Ciqaabka, oo waa Isaga hubaal Dambi Dhaaf Badanaha, Naxariista Badan