Surah Al-Anaam Verse 2 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Anaamهُوَ ٱلَّذِي خَلَقَكُم مِّن طِينٖ ثُمَّ قَضَىٰٓ أَجَلٗاۖ وَأَجَلٞ مُّسَمًّى عِندَهُۥۖ ثُمَّ أَنتُمۡ تَمۡتَرُونَ
Isaga weeye (Alle) Kan idinka abuuray dhoobo, markaas (idiin) qaddaray muddo (aad ku dhimataan), oo waxaa jira muddo (kale oo) magaacaban uu Isagu Og yahay (Saacadda Qiyaamaha), waliba idinku waad ka shakisan tihiin oo ka dooddaan