Surah Al-Anaam Verse 27 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Anaamوَلَوۡ تَرَىٰٓ إِذۡ وُقِفُواْ عَلَى ٱلنَّارِ فَقَالُواْ يَٰلَيۡتَنَا نُرَدُّ وَلَا نُكَذِّبَ بِـَٔايَٰتِ رَبِّنَا وَنَكُونَ مِنَ ٱلۡمُؤۡمِنِينَ
Oo haddaad arki lahayd iyagoo la dul joojiyey Naarta, markaas waxay odhan doonaan: Alla haddii naloo celin lahaa (adduunka) , oo ma aan beenin lahayn Aayaadaha Rabbigayo, oo waxaan ka mid noqon laheyn mu’miniinta