Surah Al-Anaam Verse 31 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Anaamقَدۡ خَسِرَ ٱلَّذِينَ كَذَّبُواْ بِلِقَآءِ ٱللَّهِۖ حَتَّىٰٓ إِذَا جَآءَتۡهُمُ ٱلسَّاعَةُ بَغۡتَةٗ قَالُواْ يَٰحَسۡرَتَنَا عَلَىٰ مَا فَرَّطۡنَا فِيهَا وَهُمۡ يَحۡمِلُونَ أَوۡزَارَهُمۡ عَلَىٰ ظُهُورِهِمۡۚ أَلَا سَآءَ مَا يَزِرُونَ
Waa khasaare u joog xaqiiq kuwa beeniya la kulanka Ilaahay, jeer markay Saacaddu ugu timaado si kedis ah, waxay odhan doonaan: Shallaytadannow ku gaboodfalkayaga darteed waxakani oo waxay ku xambaari culeysyadooda (dambiyadooda) dhabarradooda, haddaba hubaal waxaa xumaan badan waxa ay xambaari doonaan