Surah Al-Anaam Verse 39 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Anaamوَٱلَّذِينَ كَذَّبُواْ بِـَٔايَٰتِنَا صُمّٞ وَبُكۡمٞ فِي ٱلظُّلُمَٰتِۗ مَن يَشَإِ ٱللَّهُ يُضۡلِلۡهُ وَمَن يَشَأۡ يَجۡعَلۡهُ عَلَىٰ صِرَٰطٖ مُّسۡتَقِيمٖ
Oo kuwa beeniya Aayadahayaga waa kuwo dhega la’ oo af la’ oo ku jira mugdiyo daran. Qofkuu doono Allaah waa habaabiyaa, oo qofkuu doono wuxuu yeelaa Jidka Toosan