Surah Al-Anaam Verse 61 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Anaamوَهُوَ ٱلۡقَاهِرُ فَوۡقَ عِبَادِهِۦۖ وَيُرۡسِلُ عَلَيۡكُمۡ حَفَظَةً حَتَّىٰٓ إِذَا جَآءَ أَحَدَكُمُ ٱلۡمَوۡتُ تَوَفَّتۡهُ رُسُلُنَا وَهُمۡ لَا يُفَرِّطُونَ
Oo Waa Isaga Sarreeyaha awoodda badan, ka korreeya addoomahiisa, oo wuxuu idiin soo diraa ilaalo (malaa'ig) korkiinna ah, jeer markay geeri u timaaddo midkiin, waxaa oofsada Rusushayada (Malaa’igta ah), oo iyagu ma aha kuwa gabood fala