Surah Al-Anaam Verse 73 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Anaamوَهُوَ ٱلَّذِي خَلَقَ ٱلسَّمَٰوَٰتِ وَٱلۡأَرۡضَ بِٱلۡحَقِّۖ وَيَوۡمَ يَقُولُ كُن فَيَكُونُۚ قَوۡلُهُ ٱلۡحَقُّۚ وَلَهُ ٱلۡمُلۡكُ يَوۡمَ يُنفَخُ فِي ٱلصُّورِۚ عَٰلِمُ ٱلۡغَيۡبِ وَٱلشَّهَٰدَةِۚ وَهُوَ ٱلۡحَكِيمُ ٱلۡخَبِيرُ
Oo Isaga weeye Kan ku abuuray samooyinka iyo arlada xaq, oo maalinta uu yidhaahdo: Ahow, way ahaan. Qawlkiisu waa Xaq. Oo Isagaa leh Boqortooyada (runta ah) Maalinta marka la afuufi doono Buunka. Waa Ogsoonaha waxa aan muuqan iyo waxa muuqdaba Oo waa Isaga (Alle) Xakiimka, Xog Ogaalka ah