Surah Al-Anaam Verse 97 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Anaamوَهُوَ ٱلَّذِي جَعَلَ لَكُمُ ٱلنُّجُومَ لِتَهۡتَدُواْ بِهَا فِي ظُلُمَٰتِ ٱلۡبَرِّ وَٱلۡبَحۡرِۗ قَدۡ فَصَّلۡنَا ٱلۡأٓيَٰتِ لِقَوۡمٖ يَعۡلَمُونَ
oo waa Isaga (Allaah) Kan idiin yeelay xiddigaha, si aad ugu toostaan dhabbaha marka uu jira gudcurka barriga iyo badda. Xaqiiq Waxaan u faahfaahinnay Aayadaha dad aqoon leh